Bakaaro
Dhawaan · Coming soon
Lacagtaadu way ammaan tahay ilaa aad alaabtaada hesho.
Suuq online ah oo Muqdisho ah — dukaamada kuu dhow, hal meel.
An online marketplace for Mogadishu. Your payment is held safely until your goods arrive.
Lacagtu Bakaaro ayay ku hartaa — dukaanku wuxuu helaa kaliya marka wadduhu alaabta ku keeno. Haddii dalabku baaqdo, lacagtaadu way kuu soo noqotaa.